Adeegyada leh PICS (Somali)

Adeegyada leh PICS (Somali)

PICS – Shuraakada Taageerada Bulshadu waa bixiyaha Adeegyada Mareeynta Maaliyadeed (FMS) oo bixiya taageero maaliyadeed iyo mid farsamo shaqsiyaadka iyo qoysaska iyagu iskood u daryeela. Marka qofku iskiis isu jiheeyo. Marka qofku iskiis isku hago, waxay go’aansadaan sida, goorta, iyo cidda adeegyada iyo taageerooyinkooda loo dhiibi doono iyagoo madaxbannaanida ku haysta guryahooda iyo bulshooyinkooda.

Waxaan dadka ka caanwinaynay inay maamulaan qaybaha maaliyadeed ee daryeelka is haynta in ka badan 20 sano. Waxaan hadda sinna adeegyo shaqsiyaadka iyo qoysaska gobolka oo dhan.

 

PICS - Our Services

Adeegyadayada

PICS waxay adeegyo ku bixisaa barnaamijyada soo socda:

  • Macaamiisha Agaasimay Taageerada Bulshada ee loo yaqaan - Consumer Directed Community Supports (CDCS)
  • Deeqda Taageerada Macmiilka ee lo yaqaan - Consumer Support Grant (CSG)
  • Taageerada Guriga ee Shakhsi ahaaneed ee lo yaqaan - Individualized Home Supports (IHS)
  • Mushaharka Gaarka ah ee lo yaqaan - Individual Private Pay

PICS waxay bixisa:

  • Adeegga macmiilka oo aad u sarreeya
  • Warbixinta waqtiga-dhabta ah iyo sookoobidda miisaaniyadda bil kasta
  • Caawinta shaqaalaha
  • Habka qaadashada aan xuduud lahayn si taageero degdeg ah aad ugu heesho
  • Shaqaale kala duwan oo ku hadla afaf kala duwan iyo agab la turjumay

Maclumaad dheeri ah oo ku saabsan adeegyadayada ama sameynta kulan lala yeelanaya xubin ka mid ah kooxda Diiwaangelinta PICS, fadlan buuxi Foomka Codsiga Diiwangelinta. Kooxdayada Diiwaangelinta ayaa kula soo xiriiri doonta soo gudbinta foomka.

 

PICS - Managing Your Services

Maareynta Adeegyadaada

Waan ku fududeyndoona iyada oo loo marayo Adeegyada Maareynta Maaliyadeed ee PICS. Wakiilku wuxu gali kara bogga internetka ee PICS. Bogga internetka waxaa la heli karaa 24/7 si aad u qaaddo tallaabooyinka soo socda, waqti kasta iyo meel kasta. Waxaad soo gudbin kartaa timekadhadhka, kharashyada, masaafada, waxaanad arkikarta soo koobista.

Pics ayaa kugu wargelin doonta adiga iyo Wakiilkaaga Wakaaladda Hoggaaminta haddii aad ku bixinayso qiime aan la filayn oo la filayo inaad kharash badan ku bixisid aag kasta.

Markaad adeegga bilowdo waxaa laguu xilsaaray Isuduwaha Adeegga kaasoo mas’uul ka noqon doona kormeerka miisaaniyaddaada.

 

PICS - Hiring and Worker Resources

Shaqaaleynta & Ilaha Shaqaalaha

Booqo boggayaga Foomamka si aad u gasho, u daabacdo ama aad baakad cusub iimayl ahaan ama boostada, raadi foomamka shaqaalaynta shaqsiga. Daabac ama gal foomamkayagan caadi ahaan la isticmaalo : Warbixinnada kharashka, Warbixinnada Masaafada ka, Foomka Ikhtiyaarada Lacag-bixinta, Kalandarka Mushaharka, Foomamka Codsiga Iibsashada, Foomamka Beddelka Xaaladda iyo Xaashidayada wakhtiyada.

 

PICS - Payroll

Mushaharka

Booqo boggayaga Bixinta Mushaharka si aad u aragto jadwalka mushaharka ee bixiya xaashida wakhtiga, taariikhta iyo masaafada taariikdeeda, taariikhaha muddada lacag bixinta. Waxa kale oo aad heli kartaa maclumaad ku saabsan dejinta ama cusboonaysiinta bangigaaga ama kaarkaaga lacag-bixinta, macluumaadka ku saabsan cusboonaysiinta xaraynta cashuurta ama sida loo codsado koobiga W2-kaaga ama koobiga sheegaaga.

 

PICS - Contact Us

Nala soo xiriir

Ma qabtaa su’aal ama ma u baahan tahay kaalmo? Nala soo xiriir ama farriin noo soo dir!

Luqadda Mudnaanta leh: Isbaanish, Soomaali, iyo Hmong.